Waxaa kismaayo lagu soo gaba gabeeyey shirkii Federaalka oo ka qayb galaayeen wasiirada arimaha gudaha maamul goboleedyada iyo dawlada federaalka Soomaliya, waxaa halkaas heeso kala duwan kaqaaday fanaaninta jubbaland iyo qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka.
Hoos kadaawo
Leave a Reply