Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa caawa ubax dhigay Taallada SYL taasoo lagu xasuusanayo sanad guuradii 76-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ururkii Dhallinyarada ee gobonnimo doonka ahaa ee SYL.
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa madasha ka jeediyey hdal uu kaga hadlaayey shirkii Garoowe gaar ahan doorashada Galmudug waxuuna Sheegay Doorashooyinka Dalka oo ay ku jirto tan dowlada Federaalka inay waqtigeeda dhacayso sidaas daraadeed inuusa Madaxwayne Xaaf waqti ugu dari Karin taas oo go’aakeeda lee yihiin Bulshada Galmudug.
Leave a Reply