Xaalad qalafsan ayaa soo wajahday dadka barakacayaasha ku dhaqan Baydhabo kuwaa soo kayimid Kenya,Yemen iyo Itoobiya dadkaan Ayaan haysan hoy fiican iyo cunta mana jiraan hay’ado caawiya, mana jiraan wax cawimaad ah oo kaga yimid Maamul Goboleedka Koonfur galbeed.
Hoos kadaawo
Leave a Reply