Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxa dib loogu soo celiyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda kuwaasi oo xalay lagu xanibay Garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee dalka Kenya.
Waxaana ka mida Masuuliyiintaaan Muqdisho soo gaaray Wasiir ku-xigeenka Tamarta iyo Biyaha Cusmaan Libaax, Senator Ilyaas Cali iyo Senator Zamzam Dahir oo ka tirsan Aqalka Sare kuwaas oo ku xayirnaa Jomo Kenya Airport.
Leave a Reply