Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Cabdirishiid Xidig ahna Xildhibaan Dowlada ka tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa sheegay Qaraxii laygu dili rabay ee fashilmay inay ka dambeeyeen Madaxtooyada Jubbaland.
Musharax Xidig ayaa waxuu kaloo eedeyn usoo jeediyey Xildhibanada iyo Senatorada Muqdisho kayimid kuwaas oo dhibaato kawada Kismaayo ayakoo qaar kamida dambiilayaal yihiin.
Leave a Reply