Wasiir Cawad oo warqada agoosiga ka gudoomey safiirka cusub ee midowga Yurub

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Axmed Ciise Cawad ayaa maanta xarunta Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ku qaabilay wakiilka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Nicolás Berlanga Martinez.

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaliya ayaa ka gudoomey safiirka cusub ee Midowga Yurub warqada aqoonsiga ee danjirinimo, waxayna kawada hadaleen sidii loo xoojin lahaa xirirka midowga Yurub iyo Somaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.