Wararka naga soo gaaray dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan qaar kamida dadka ka shaqeeya beeraha Khaadka gaar ahaan kuwa Kirinyaga County inuu soo ritay cudarka Ebolaha.
Wasaarada Caafimaadka Kenya ayaa waxay sheegtay in la joojiyo cunida Khaadka inta laga ogaanayo meesha uu ka yimid Viruska Ebolaha ee soo ritay qaar kamida beeralayda ka shaqeysa Khaadka.
Waa goobtiii labaad ee lagu sheegay dad kenyaan ah oo qaba cudurka ebolaha lamana xoga inta qof ee ku faafay Viruska Ebolaha
Leave a Reply