Ciidamada Booliska ee Somaliland ayaa goor dhawayd la wareegay Xarumaha ay Telefiishannada Horyaal Iyo Eryal ku leeyihiin Magaalada Hargeysa.
Maamulka labada Telefiishan ayaa xaqiijiyey in Ciidamada Boolisku la wareegeen Xarumahooda Hargeysa.
Illaa hadda lama oga ujeeddada rasmiga ah ee Xukuumaddu tallaabadan u qaaday.
Leave a Reply