Wasaaradda Arrimaha Gudaha ,Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ayaa War-saxaafadeed ka soo saartay Doorashooyinka Baarlamaanka iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Galmudug.
Wasaarada Arrimaha Gudaha ayaa waxay shaacisay xiliga uu kaga egyahay Xukunka Madaxda iyo Baarlamaanka Galmudug.
Hadaba Halka Hoose ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS.
Leave a Reply