Dhageyso:Xaaf oo Ka hadlay warqadii kasoo baxday Dowlada Soomaliya iyo dad Galmudug lagu laayey

xafsade

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo shir jaraa’id ku qabtay Dhuusamareeb ayaa ku tilmaamay warqada kasoo baxday Dowlada Somaliya mid xadgudub ku ah dowlad Goboleedka Galmudug.

Waxaa uu sheegay in Galmudug ay tahay maamul madaxbanaan oo sharci iyo madax leh sidoo kalena jooga caasimadeedii.

Dhinaca kale Xaaf ayaa sheegay in dadkii dhawaan Gaalkacyo ku laayay dadka rayidka ah ay ahaayeen Askar ka tirsan Milatariga Soomaaliya oo laga xukumo Muqdisho, waxa uu sheegay in uu ku jiray hal askari oo Boolis ah kaasna ay xirtay Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.