Wasiirka arrimaha gudaha Soomaliya iyo Madaxda maamulka Ahlu Sunna ayaa wada culeys iyo dadaal ay ku doonayaan in meesha uga saaraan madaxweyne Xaaf madaama doorashadii Galmudug dhawaan dhacayso
Masuuliyiinta Ahlu Sunna ayaa culeys ku saaraya Xaaf inuu aqbalo in doorasho galmudug ka dhacdo
Dhanka kale Xaaf oo diiday inuu wadahadal la furo Waftiga Wasiirka arrimaha gudaha Somaliya ayaa doonaya inuu u safro magaalada Gaalkacyo
Masuuliyiin lasocda Wasiirka arimaha gudaha Somaliya ayaa sheegay inuu meel.fiican marayo wadahadalada u dhaxeeya waftiga dowlada Somaaliya iyo Ahlusuna.
Leave a Reply