Magaalada Jabuuti e xarinta Dalka Jabuuti ayaa waxaa laga furay markii ugu horaysay Shineemo caalamiya oo ka koobaan 6 Qaybood.
Shineemadaan ayaa waxaa Magalada Jabuuti ka furay Wasiirka Islaamka dhaqanka iyo Awqaafta Jabuuti Muumin xasan Barre waxaana ku waheliyey masuulyiin iyo qaar kamida abwaanada Jabuuti.
Leave a Reply