Maamulka Puntland ayaa sheegay in Shir looga hadlayo arimaha Dastuurka ee lagu qabanayo Garoowe waqtigiisa uusan ka dib mari doonin.
Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdi Xakiin Xaaji Camay ayaa sheegay in shirkan ay ka soo qayb gali doonaan dhinacyada Dowlada Federaalka Soomaalia, Maamul goboleedyada dalka iyo Beesha Caalamka
Shirkan ayaa lagu balan san yahay in Magaalada Garoowe uu ka qabsoomo 10-ka bisha na soo aadan.
Halkan ka dhagayso:
Leave a Reply