Sawiro:Balambale Dowlada Soomaliya oo lagu wareejiyey Gaadiid Dagaal iyo Ciidamo gaaraya 700

Degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud waxaa ka dhacday munasabad lagu wareejinaayey Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya .

Taliyayaasha Ciidamada Qalabka sida iyo Wasiiru dawlaha wasaaradda Gaashaandhigga Dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ayaa waxay uga Mahadceliyeen Maamulka iyo Bulshada Degmada Balanbal sida wanagsan ee ay Dowlada Soomaliyeed ugu soo wareejiyeen Gadiidka dagaalka iyo Ciidamadaan tiradooda gaarayso 700.

Ciidamadan ayaa si toosa ugu biiri doona kuwa xoogga dalka Soomaliyeed, waxaan dhawaan lagu bilaabi doonaa Diiwaan galin.

Naftaada Nabada Bar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.