Wafdi isugu jiray Odayaal dhaqameed iyo Qurbajoog ka timid dalal kala duwan gaar ahan Magaalada Gaarisa ayaa maanta soo gaaray magaalada Kismaayo.
Ujeedada safarka waftigan ayaa ahaa in ay sidii Axmd madoobe mar kale loo dooran lahaa iyo inay iska dhigaan Odayaasha Rasmiga ah ee matala Beelaha Jubbaland, qarash kubaxay Odayaashaan iyo qurbajoogta ayaa waxaa bixiyey Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe.
Leave a Reply