Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeelanayaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta koowaad ee wax ka badalka sharciga shaqaalaha rayidka iyo warbixinta Baarlamaanka Jaamacadda Carabta.
Xildhibaananada Golaha Shacabka ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta oo Sabti ah uu jiro kulanka Baarlamaanka sla markaana ay soo xaadiraan
Waxaana la ogayn in kulankaan qabsoomi doono iyo in kale madaama ay kulama badan oo barlamaanka lahaa ay baaqdeen kooram la’aan
Leave a Reply