Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka furmay Shirkii uu soo abaabulay Axmed madoobe kaas oo ladoonayo in layska Horkeeno Bulshada Jubbaland.
Waxaa shirkaan ka qayb galay Odayaal dhaqameed, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Wasiirro iyo Xildhibaanno ka tirsan Dowlad-goboleedka Jubbaland, Siyaasiyiin, waxaana intooda badan axmed madoobe ka keenay dalalka Kenya, Ethopia, Maraykanka, Yurub iyo dalalka Khaliijka.
Leave a Reply