Magaalad Kismaayo waxaa ka Dhacay shir wayn oo soo qaban qaabiyeen Bulshada Isbadal Doonka Jubbaland oo ay kamid yihiin Musharaxiinta Madaxwaynaha Jubbaland Shiiq Daahir iyo Cabdinaasir Seeraar Maax.
Shirkaan ayaa waxaa looga soo horjeestay Shirka been abuurka ah oo lagu sheegay in beesha kumade ayaheeda kaga tashanayso balse shirka uu yahay Qurbajoog daneystayaal ah.
Leave a Reply