Madaxwaynaha Puntland ayaa waxuu kalsoonidii Bulshada Puntland ku dhumiyey Mudo ka yar Lix bilood Gudahooda ah, Halka Madaxdii kale ee Puntland la nici jiray Sanadka Ugu dambeeyea Doorashadooda sida Cabdiwali Gaas iyo Faroole.
Waxgaradka Boosaaso ayaa waxay cambaareeyeen xarigii loo gaystay Guddigii Dhismaha Wadooyinka Boosaaso waxayna Ugu hanjabeen Madaxwaynaha Puntland haduu soo dayn waayo waxgaradka iyo Injiriinta uxiran inay samayn doonaan kacdoon kadhana Deni.
Leave a Reply