Gudoomiye Mursal oo Magacaabay Gudiga Diyaarinta Sharciga Doorashooyinka Qaranka

mursal

Guddoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa waxuu magacaabay Guddi soo Diyaarin doona Sharciga Doorashooyinka Qaranka.

Guddigan uu Magacaabay Guddoomiye Mursal  ayaa ah Guddi ku-meelgaar isla markaana waxaa ka kooban yihiin 15 xubnood Xildhibaan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xalay Bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaliya iyo Safiirka Ingiriiska u jooga Soomaliya ay kawada Hadleen Doorashada 2021.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.