Shiikh Maxamed Macalin Axmed oo kamida Culumada Magaalada Boosaas ahaana Guddoomiyihii Guddiga Wadada dhexmarta Bartamaha Boosaso ayaa goordhow Ciidamada Amaanku ku xireen magaalada Boosaso.
Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni oo mudo ka yar Lix Bilood Xukunka haya ayaa waxuu amray Shiiq Maxamed Macalin Xabsiga Ladhigo, Shiiqa ayaa kamida ahaa Culumada Magaalada Boosaaso sida wayn looga yaqaano.
Shiikh ayaa maalmihii u danbeeyay Safar oga maqnaa Boosaso, iyadoo ay horay u xirnaayeen Sadex xubnood oo ka tirsan Guddiga Dhismaha Wadooyinka Boosaaso Guddigaan oo loo heysto Lacag ay u soo dirtay Dowladda Fedraalka ah ee Soomaliya.
Leave a Reply