Akhriso:Ugaaska Beesha Mareexaan oo eedayn u jeediyey Maamulka Jubbaland

Magaalada Kismaayo waxaa Maanta ka dhacay Kulan usoo qaban qaabiyey Ugaas Beesha Sade Daarood Mareexaan Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi oo ay ka qayb galeen waxgarad iyo Siyaasiyiin kaas oo looga soo horjeestay dhaqan xumada Maamulka Jubbaland iyo Guddiga Doorashada Jubbaland.

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi ayaa waxuu sheegay in maamulka Jubbaland uu u gafay Ugaasyada iyo Oday dhaqameedka Jubbaland waxka aqabali karana ma ahan.

Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ayaa ka horyimid Liiskii Odayaasha eeBeen abuurka ahaa oo sameeyeen Maamulka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.