Wararka naga soo gaaraya Xarunta gobolka Banaadir ayaa waxay Sheegayaan inuu qarax ka dhacay Gudaha xarunta kaas oo sababay qaasaro, Qaraxa ayaa waxaa fuliyey qof naftiis hure ah kaas oo gudaha usoo galay Qolka Shirirka kadibna halkaas isku Qarxiyey
wararka waxay intaas ku darayaan inay qaraxa ku dhaawacmeen Gudoomiye ku Xigeenka Arimaha Bulshada Basmo Caamir masuulinyiin kale waxaana wararka sheegayaan Masuuliyiin kale inay ku dhinteen qaraxaas.
wararkena dambe kala socda warar dheerad ah
Leave a Reply