Qaar kamid ah golaha musharixiinta xilka Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Jubaland ayaa si kulul u Cambaareeyey war dhawaan lagu daabacay Jariiradda Newyork times kaas oo lagu sheegay in Dawaladda Qatar ay lug lahayd Qaraxii bishii may ee sanadkan ka dhacay magaalada Boosaaso.
Musharixiintu waxa ay ku baaqeen in dhacdadaas lagu sameeyo baaris madaxbanaan isla markaana sharciga la hor keeno cidii ka dambaysay.
War saxaafadeed ay soo saareen musharixiina cilla Madaxwaynaha Jubaland ayaa lagu Yidhi
Wargayska Newyork Times ayaa dhawaan daabacay warbxin uu ku sheegay in qaraxaasi ay ka dambeeyeen masuuliyiin katirsan Dalka Qatar, maamulka Punland ayaa ugu baaqay Dawladda Soomaaliya inay xaqiijso dhacdadaasi, inkastoo ay dawladu.
Leave a Reply