Dhageyso:Beelaha Galmudug ee qaba tabashada oo lagu booqan doono deegaanada ay ku sugan yihiin

Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ayaa
sheegay in Shirka la qaban doono 5ta bisha Agoosto, 2019-ka ayna ka
qeyb-galayaan 356 Ergo.

Guddomiyaha Ku-xigenka Guddiga Qaban qaabada Cabdi Maxamed Jaamac
(Cabdi Waayeel) oo waraysi siiyay Radio Daljir ayaa sheegay in beelaha
qaba tabashada lagu booqan doono deegaanada ay ku sugan yihiin si
beelaha loogu qanciyo in ay tabashadooda ku soo bandhigaan magaalada
Dhuusamareeb oo lagu qabanayo Shirka dib-uheshiisiinta  beelaha
Galmudug

Ayaanle Cabdullaahi Jaamac ayaa waraystay

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.