Abwaan Yuusuf Cabdile Shaacir ayaa waxuu eedeyn u soo Jeediyey Madaxda Somaliland oo ugu horeeyo Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi isagoo sheegay Dhaqaalhiihi Bulshada loogu adeegi lahaa oo loogu iibin lahaa Ambulance, Daawooyin, laguna bixin lahaa Musharaadka Dhaqaartiir bulshada Caafimaadkooda wax ka badala in si faanfaana 70 Kun oo doolar Gaadiid xarago loogu gado Siyasyiinta mucaaradka wax la qabli karo ma ahan Xoolahana Muuse Biixi ma lahan.
Leave a Reply