Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukumadda Soomaaliya Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo kusugan dalka Qadar gaar ahaan Isbitaalka lagu daaweynayo Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) iyo dhawaacyadii laga soo qaaday Magaalada ayaa waxay ka hadashay Xaalada Caafimaad Gudoomiye Yariisow iyo dhaawacyada kale.
Leave a Reply