Magaalada Kismaayo ee Caasimadda ku meel gaarka ah ee maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa gaaray Taliyaha guud ee Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM Ticabu Yilma ee u dhashay dalka Itoobiya iyo Wafdi uu hogaaminayo.
Taliyaha Ciidanka AMISOM iyo wafdiga la socday ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Ciidamada Amisom ee halkaas ku sugan kadibna waxaa loo gudbiyey Aqalka martida e magaalada Kismaayo.
Taliyaha Amisom iyo eaftuga la socda ayaa waxay lakulmayaan madaxda maamulka Jubbaland oo ugu horeeyo Madaxwayne Axmed Madoobe waxayna kawada hadli doonaan amniga doorshada jubbaland iyo Amaanka oday dhaqameedka soo xulaya xildhibaanada Jubbaland
Leave a Reply