Sawiro:IGAD oo kulan laqaadatay Gudoomiyaha baarlamaanka Jubbaland

Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD oo uu hogaaminayo wakiilka IGAD ee Soomaaliya Dr.Maxamed Guyow oo booqasho shaqo ku jooga Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Jubbaland ayaa la kulmay Gudoonka Baarlamaanka Dowlad goboleedka Jubbaland.

Waftiga IGAD ayaa gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland iyo xubno katirsan barlamaanka Jubbaland usheegay sharuudaha Xubnaha Barlamaanka cusub ee jubbaland laga saaro qodabka oranaya sadex xildhibaan ha keeneen odayaasha dhaqanka kaas oo caqabad ku ah habsami u socodka Doorashada Jubbalnad.

Gudoomiyaha iyo xildhibaanada Jubbaland ayaa u sheegay wafti IGAD inay wada tashi kala sameynayaan xubnaha kale ee barlamaanka Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.