Daawo:Madaxweynaha Koofur Galbeed oo ka tacsiyadeeyey dhacdadii lagu dilay Ganacsade iyo dad Kale

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa ka hadlay dilal la xiriira aanooyin oo ka dhacay Gobolka Bay, waxuuna marka hore tacsi udiray qoyskii iyo eheladii uu ka baxay Cali Aadan Marguus

Madaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Laftagareen ayaa sheegay in Cali Aadan Marguus uu kamid ahaa Ganacsatada beeraley ah, isla markaana la dilay xili uu ku sugnaa Beetiisa, waxuuna ugu baaqay laamaha Amniga Jubbaland inay gacanta kusoo dhigaan dadkii ka dambeeyey dilka Cali Marguus

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.