Ganacsade Cabdi Xoosh Ashkir ayaa waxuu mar kale ka hadlay Xaalada Dalka Soomaliyeed kusugan yahay waxuuna dul istaagay oo si wayn Bulshada Soomaliyeed ugu sharaxay kuwa sida Xun wax ku doonaya oo la shaqeysanaya Cadowga Soomaliyeed oo ugu horeeyaan Kenya iyo Imaraadka.
Leave a Reply