Wafti Uu Hogaaminayo Taliyaha Qeybta Boliska Gobolka Gedo Aadan Maxamed siyaad oo ay Qeyb Ka Yihiin Sarakiil ka Socotey Wasaradaha amniga iyo Maaliyadda Somaliya Ayaaa Maanta Soo Gaareey Magaladda Garbohaarrey ee xarunta Gobolka Gedo.
Waxaana Waftigaan Garoonka Diyaaraddaha ee magaladda ku Soo Dhaweeyey sarakiil ka Socotey Wasaradda amniga iyo Maamulka Dagmadda , Ujeedka Socdaalka Sarakiishaan ayaa Ahaa Diwaan Galinta Ciidanka Boliska Si ay u Helaan Xaquuqdooda Ciidan.
Leave a Reply