Maxkamadda sare ee Maamulka Puntland ayaa maanta go’aan kama dambeys ah ka gaartay kiiskii la xiriiray dilka iyo kufsigii Caasha Ilyaas oo Bishii February ee sanadkan lagu dilay magaalaada Gaalkacyo.
Maxkamadda sare ee Puntland oo dil ku xukuntay ragii loo heystay dilka iyo kufsiga Caa’isha Ilays oo kala ahaa Cabdifitaax Cabdiraxmaan Warsame, Cabdisalaan Cabdiraxmaan Warsame iyo Cabdishakuur Maxamed Digge.
Leave a Reply