Madaxwaynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni “Siciid Yogo” ayaa waxuu Siyaasadeeyey Mustaqbalka Ardayada Puntland waxuuna ka hor istaagay Inay ka qayb qaataan Imtixaanka Guud ee laga qaadaya Aradayda Soomaliyeed.
Xildhibaan Maxamed Axmed oo isuu dirsaday Madaxwaynaha Puntland sidii uu Magaalada Muqdisho uga raadin lahaa Shahaadada ay bixiso wasaarada waxbarshada Soomaliyeed ayaa waxuu sheegay inay wasaarada waxbarashada Soomaliya Albaabada Ka xiratay Madaxdada Sarana ku jeesjeeseen.
Leave a Reply