Wadanka Koofur Afrika waaxaa xalay lagu dilay Wiil Soomaaliyeed oo goob ganacsi ku lahaa Magaalada Capetown ee dalka South Africa.
Wiilkaan la dilay ayaa magaciisa lagu sheegay CabdiFataax Axmed Oogle oo ka mid ahaa ganacsatada Soomaalida ee dalka Koofur Afrika.
CabdiFitaax ayaa kamid noqonaya boqolaal Soomaali ah oo naftooda ku waayay dalka Koofur Afrika iyaga oo dukaamadooda ay ku weeraraan Burcad hubeysan oo dukaamada dhaca.
Leave a Reply