Ciidamada Kenya ayaa Jimcihii Shalay aheyd Bur buriyay Xaruntii Shirkada Isgaarsiinta Hormuud ee Deegaanka Cows Qurun taasi oo Hoos tagta Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.
Ma ahan markii ugu horeeyey ee Ciidmada Kenya Burburiyaan Isgaarsiinta Shirka Hormuud ee ay ku leedahay Jubbland waxay horey Ciidamada Kenya u burburiyeen 11 Xarumood oo ay leedahay Shirka Isgaarsiinta Hormuud.
Leave a Reply