Banaan bax lagu taageerayo Madaxwaynaha Puntland gaas go’aankii uu kaqaatey shirkii muqdishu ee looga hadlaayey doorashada 2016 madaxwayne ayaa ka baxay shairkaas isagoo diiday inaan wax lagu qaybsan nidaamka 4.5 sababtoo ah wuxuu kasoo horjeedaa rabitaanka shacabka Somaaliyeed.
Hoos Kadaawo
waa kutaageeraynaa nidaamka horumarka ah ee shacabka puntland iyo xukuumadiisu qaadatay