Magaalada Kismaayo waxaa ka dhacay Bananbax ay sameeyeen Caruur iyo haween uu soo qasbay Madaxwaynihii hore ee Jubbaland Axmed Madoobe kuwaas oo looo sheegay inay Sameeyaan Bananbax looga soo horjeedo Cunaqabatayntii lasaaray Diyaaradaha imaanaya Magaalada Kismaayo.
Diyaaradaha Tagaya Kismaayo ayaa waxaa marar badan raacay Sirdoonka iyo wasiirada Kenya qaar kamida kuwaas oo ogalaansho ka haysan Dowlada Soomaaliya.
Leave a Reply