Sawiro:Ugaas Maxamed oo ka qayb galay Caleemo saarkii Garaad Bashiir

Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo maanta ka mid ahaa Madaxdii iyo Iyo Masuuliyintii lagu casuumay inay Goob joog u ahaadaan Caleemasaarka Garaad Bashiir Garaad Axmed Garaad Makhtal ayaa waxaa uu ugu duceeyay Garaad Bashiir in Alle u fududeeyo xilka, waxaana uu kula dardaarmay Beesha u dooratay xilkan inay kula shaqeeyaan si cadaalad ah.

Waxaa kaloo ka soo qayb galay Caleemasaarka Garaad Bashiir, Masuuliyiin kala duwan oo uu kamid ahaa Madaxweyne DDSI, Mudane Mustafe Cagjar iyo Masuuliyiin kale oo ka kala yimid Muqdisho, Caabudwaaq, Garoowe, Laascaano, Hargaysa, Burco, Jabuuti iyo Magaalooyin kale.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.