Sawiro:Bulshada Baladxaawo oo diiday inay Bananbaxaan iyo Ganacsigii oo laxiray

Maamulka Baladxaawo ayaa waxay Makrafoon la dhex wareegayaan Magaalada Baladxaawo ayagoo ugu baaqaya Bulshada Degmada Baladxaawo inay Sameeyaan Bananbax lagu dalbanaayo in lasii daayo Wasiirki hore ee Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan oo lagu xiray Magaalada Muqdisho.

Shacabka Degmada Baladxaawo ayaa waxay ka horyimaadeen inay Amarkii ay Bixin Maamulka Baladxaawo iyo laamaha Amniga waxaana Xiran Dhamaan Goobihii Ganacsiga Degmada Baladxaawo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.