Daawo:Madaxwayne Mustaf Cagjar oo ka qayb galay Xuska Maalinta Nabada

mustafe

Madax-weynaha DDS ayaa maanta ka hadlay munasabada nabada iyo isjacaylka oo lagu xusayo Jigjiga.

Munasabadan oo markii ugu horaysay lagu qabanayo magaalada jigjiga, ayaa waxaa ka soo qaybgalay marti tiro badan oo ka kooban qaybaha kala gadisan ee bulshada oo ka socday deeganada dalka, sida odayal-dhaqameedka oromiya, fanaaniin dalka ad looga yaqaano, udoodayal xuquuqaha aadamaha ah iyo marti sharaf kale.

Madax-weynaha deegaanka oo madashaas ka hadlay aya sheegay: in nabadu ay tahay waxa kaliya ee ina midayn kara isla mar ahaantasna ay tahay waajib saaran muwadinkasta in uu ka shaqeeyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.