Daawo:Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareb

Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareb si ay uga qaybgalaan Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug oo dhowaan ka furmaya Dhusamareb iyo Dhismaha Galmudug loo dhanyahay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.