Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusamareeb ku qaabilay Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca iyo madaxa Xukuumadda Galmudug oo booqasho ugu tegay.
Ra’iisul Wasaare Kheyre,Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir iyo Guddoomiyaha Ahlusunna Waljameeca ayaaa waxaa looga hadlay abashadii ay qabeen Shiiq shaakir iyo macalin maxamuud iyo shirka dib u heshiinta Galmudug
Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa madaxda Ahlusunna kala hadlay tabshooyin ay qabaan iyo sidii loogu istaagi lahaa Maamul loo dhan yahay oo ay yeelato Galmudug waxuuna Khayre ugu dambayntii ku qanciyey madaxda Ahlusuna waxii ka dhiman heshiiskii dowlada iyo Ahlusuna in la dhamaynayo.
.
Leave a Reply