Kenya oo codsatay in la hakiyo dacwada kiiska badda kadib markay ogaatay in looga raynayo.

Dowladda Kenya ayaa markay ogaatay in looga raynayo dacwada Bada ayaa waxay si rasmi ah u dalbatay in la hakiyo dhageysiga kiiska dacwadda badda ee kala dhaxeya Soomaaliya, kaasi oo la qorsheeyey in la dhageysto Isniinta soo sococta.

Kenya ayaa codsigeeda qiil uga dhigtay inay dooneyso in la siiyo waqti ay ku qoroto qareeno cusub.

Dhinaca kale Dowlada Soomaliya ayaa diiday in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda.

Dhageysiga dacwada ayaa waxaa qorshuhu yahay inay dhacdo 9-ka illaa 13-ka bishan oo ku beegan Isniin illaa Jimce.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.