Daawo:Garyaqaan Cali Somali oo ka jawaabay Su’aale la xiriira Muranka Bada ee u dhaxeeya Kenya iyo Soomali

Garyaqaan Cali Shiiq Aadan Cali Somali oo ah qabiir Xaga Sharciyada ah ayaa waxuu Wareysi siiyey Muuqaal baahiyaha Dalka TV kaas oo looga hadlaayey Muranka Bada Kenya iyo Soomaaliya.

Garyaqaan Cali Soomaali ayaa waxuu si waafi ah u sharaxay su’aale ka guuxayey Qalbiyada Bulshada Soomaliyeed oo kamid ahaayeen.

1:- Maxkamadda awood sharci ma u leedahay dib dhigga Dacwadda maadaama Soomaliya ay diiday?.
2:- Haddii ay Kenya mudda labo bil ah ku imaan waydo maxaa la gudboon Maxkamadda?.

3:-Garsoore Cabdi qawi maka qayb-gali karaa Dacwadda?

4:-Xukunka soo baxo hadii ay diido Kenya maxay samayn kartaa Soomaaliya si loo fuliyo?


5. Maxaa sabab u ah in Badda ay gasho Muran.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.