Madaxii Dilalka u qaabilsaan Wasiirka Amniga Jubaland oo Muqdisho lagu xiray

Wararka Naga Soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in Caawa Xabsiga loo taxaabay Buule Aadan qaloocow oo ka tirsanaa Ciidamada Gaarka ah ee Wasiirkii Amniga jubbaland Cabdirishiid Janan ee dhawaan Xabsiga loo taxaabay.

Buule Aadan qaloocow ayaa horay waxaa loogu eedeyey inuu Tacaddiyo ka gaystay Gobolka Gedo, waxaana uu kamid ahaa Odayaal Muqdisho u yimid sidii Wasiirkii Amniga Jubbaland loo soo dayn lahaa.

Wararkena dambe kala socda warar dheeraad ah.

1 Comment

  1. Waxaa aad wax looga xumaado ah beenta aad qoreeysaan… oo xitaa wax yar oo due deligence misa journalism ethics xitaa wax yar qadarin siineen! Waxaan idiin xaqiijinayaa waligiis buule qaloocow in uun qofna dilin misa caburin…. hadii aad dankale leedihiin waa meesheeda. Koleey xaq iyo baadhil isku meel ma galaan. Wixii jiro cakaaruu imaan. Waxaan aad u jeclahay keeskaan in maxkamad lageeyo si dhabta loo ogaado wixii political witch-hunt ah si meesha oga baxo!

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.