Dhageyso:Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay ka hortagaan Dhaqamada Xun ee kasoo badanaya Dalkeena

jimcaale

Dhawaan Bay ahayd Markii Abwaan Yuusuf Shaacir oo ku sugan Magaalada Hargaysa uu ka hadlay dhacdooyin Soomaliland ka dhacay kuwaas oo diinta iyo dhaqanka ba halis ku ah.

Waxaa isaguna ka hadlay Dhaqamada Xun ee kusoo badanaya Soomaaliya Cabdulaahi Jimaacle oo ah qabiir ka faalooda Arrimaha Bulshada waxuuna marka hore u mahadceliyey Abwaan Shaacir sida geesinimada leh ee uga hadlay Dhaqamada Xun ee diinta Islaamka Lagula dirirayo, waxuuna Bulshada Soomaliyeed uga Digay sidii ay uga hortagi lahaayeen Dhaqamadaas Xun.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.