Daawo:Ra’iisal Wasaare hore Saacid Faarax oo ka hadlay Xaalada Soomaaliya

saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Saacid Faarax Shirdoon oo Wareysi siiyey Wariye Duraan shirwac ayaa ka hadlay Arimo badan oo kamid yihiin Amniga, Ladagaalanka Shabab, iyo caqabadihii ay soo mareen Dowladihii Hore.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.