Daawo:Garbahaaray Kulan loogu baaqayo dowlada soomaliya inay wax kaqabato duqaymaha kenya kawado Gobolka Gedo

Magaalada Garbahaaray ee Gobolka Gedo waxaa ka dhacay kulan ay ka qayb galeen Maamulka iy qaybaha kala duwan ee Bulshada oo dowlada Federaalka Soomaaliya looga codsanaayy inay timaado Gobolka gedo si ay indhahooda ugu soo arkaan Duqaymaha Ciidamada Kenya kawadaan Jubbaland gaar ahan Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.