Akhriso:Agaasimo katirsanaa Villa Soomaliya oo Safiir Kuxigeen loo Magacaabay

Masuul ka tirsanaa Dowlada federaalka ah ee Soomaaliya isla markaana ka hawl galayey Madaxtooyada Soomaliya ee Villa Soomaaliya ayaa waxaa loo Magacaabay Labo jago oo mahiim ah.

Wareegto kasoo baxday Wasaarada Arrimaha Dibada Dowlada federaalka ah ee Soomaliya ayaa waxaa lagu sheegay Siciid Maxamed Warsame(Siciid Kampala) oo ahaan jiray Agaasimihii hab maamuuska Madaxtooyada Soomaliya in loo magacaabay lataliyaha Kowaad ahna Safiir kuxigeenka Safaarada Soomaaliya ee Dalka Canada.

siciid kampala

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.